KernApk
Apk bestanden voor Android
Korte info
Over het algemeen heeft apk-bestand Somali Quran in Audio(Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka ) een beoordeling tussen 10 en 10. Dit is een cumulatieve beoordeling, de meeste van de beste apps op google play store hebben een beoordeling van 8 tot 10. Totaal reviews in google play store 1152. Totaal aantal ontvangen vijf-sterren reviews 1152. Deze app kreeg een slechte beoordeling door 0 gebruikers. Geschat aantal downloads schommelen rond 500,000+ downloads in google play store Somali Quran in Audio(Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka ), te vinden in de categorie Lifestyle, met tags en werd ontwikkeld door Holy Quran Apps. U kan hun website https://al-quran.app/ bezoeken of contact@al-quran.app naar hen sturen. Somali Quran in Audio(Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka ) kan op android-toestellen geïnstalleerd worden met 4.1(Jelly Bean)+. We leveren enkel originele apk-bestanden. Wanneer één van de materialen op deze site inbreuk maakt op uw rechten, rapporteer het ons dan. U kan ook apk of Google downloaden en het draaien via android emulatoren zoals big nox app player, bluestacks en koplayer. U kan ook apk van Somali Quran in Audio(Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka ) downloaden en het op android emulatoren draaien zoals bluestacks of koplayer. Versies van Somali Quran in Audio(Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka ) apk beschikbaar op onze site: 24.01.10, 3.0. Nieuwste versie van Somali Quran in Audio(Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka ) is 24.01.10, werd opgeladen op 2024/23/03
Schermafbeeldingen van Somali Quran in Audio
Beschrijving van Somali Quran in Audio

Quraan (carabi: ﺍﻟﻘﺮﺁﻥ; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (swt) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed vrede zij met hem.svg (nnkh), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.
Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.

Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed vrede zij met hem.svg (nnkh) wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609bad), 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed vrede zij met hem.svg (nnkh) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed vrede zij met hem.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo ku ah Quraanka Mohamed vrede zij met hem op hem.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo ver Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka samaysan 7 ayadood ilaa laga gaadho ilaa laga gaadho ilaa 6 ayadood.

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qabaiyata iyo x. Sidoo boerenkool, Ilaahay (swt) wuxuu ugu tallo-galay in kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.

Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.
Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.

Versie geschiedenis Somali Quran in Audio
Nieuw in The Quran 3.0
Tafsiir Quraan MP3
Af Soomaali Quraanka Kariimka
MP3 / Audio
Tafsiir Af Soomaali Koran
Quraanka Kariimka
Somalische Qur'aan
Beoordeel deze app
Meer info
Ander The Quran APK versies voor Android
Populaire Android apps